Sahanka Bulshada

Si aad u gashid bakhtiyaanasiibka: buuxi foomka ku yaal dhinaca danbe oo ka jawaab su'aalaha inta aan la gaarin Juun 4, 2021. Ehelka, xaasaska, xubnaha shaqaalaha ama asxaabta (meherad ama si kale) ee xubinta golaha xaq uma laha inay galaan Baqtiyaanasiibka. Dhammaan suaalaha waa in laga jawaabo si aad uga qeyb gasho tartanka.